Waxaa la yidhi - Sheekooyin hidde ah
SKU: 73

Waxaa la yidhi - Sheekooyin hidde ah

120 In Stock
19.00€

Author: Georgi Kabjits

Editor: Jörg Berchem

Buuggan waxaa laga helaa sheekooyin badan oo Soomaaliyeed ayna ka mid yihiin kuwa ku saabsan Arraweelo, Wiil-Waal, Cigaal Shiidaad, Yoonis Tuug, Siyaad Dharyo Dhoobe, Ina Sanweyne iyo kuwa kale oo qaarkood aan mama la daabici jirin. Sawirradii waxaa gacanta ku qabtay Abdirashid Mohamed Jibril oo naanaystiisu tahay Wiiro-Wiiro.

G. L. Kabjits ee buuggan habeeyey wuxuu muddo 25 sano ah ka shaqeyn jirey Laanta Af-Soomaaliga ee Raadiyow Moosko. Imminkana wuxuu macallin ka yahay Jaamacadda Moosko isagoo dhiga afka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Wuxuu soo saaray buug ka kooban in ka badan kun maahmaahood, wuxuuna qoray maqaallo cilmiyaysan oo ku saabsan suugaanta hiddaha u ah dadka Soomaalida.

ISBN-10: 3921008166, ISBN-13: 978-3921008164

     Paperback, 312 pages, illustrated.